Waano

Waxaad Ogaataa Quruxda bini adamka Waa Waija, Gabar Kasta  oo Somaliyeed oo aan Garanayn Waxay  Marsato ama Waxa u Fiican  Wajigeeda Waxan Kula Dardaarmi  lahaa inee Raadiyaan Taqtar  Ku Taqasusay Jirka( skin care advice),inta eysan isticmalin Waxyabaha la marsado wajiga Xata ku Tv ga laga Xayeesiyo ee ku sheegaan inee  Dabiicii yihiin 

Waxaad Ogaataa hada finaan  ama  haaro wajiga ku leedahay in eysan hal daawo ama hal Cream oo aad maqashay kugu filnaan doonin in Baaritaan lagugu  sameeyo mooye  

Wajiga Wuxuu ka sameysanyahay jir wax diida ama ( sensitive  skin type) waa inoo  next time iyo mowducaan. 

By shanta
Share on Google Plus

About Stylish Hirsi

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment

0 comments:

Post a Comment