Kobta dunida Ugu weyn oo lagu sameeyay Mareykanka iyo12M oo usoo daawasha tegay

Shirkad mareykan ah oo sameeysa kobaha iyo dharka fashion ka ayaa sameysay Kob aad u xajmi weyn oo astaan looga dhigay fashionka sanadka 2015 ayadoona noqotay dhacda dad badan oo dunida kunool aad uga qoslisay.

 Kobtaan ayaa ka dheer dhirika shaqsiga caadiga ah waxeey na qiyaas ahaan qaadatay xajmi dhan 3 miter halka bini aadan ku oow kayahay 2 miter kan ugu dheer . shirkad sameesay kobtaan ayaa sheegtay ineey ku qarash gareysay lacag dhan 10,00$ si eey usoo saarto muqaal aad u cajabin kara dad weynaha dunida.

 Shirkadaan ayaa lagu magcaaba WOLRD SHOES AND SYLE waxeeyna soo sarta dharka iyo kabaha fashion ka ah waxaa eey shaaciyeen ineey usoo daawasha tageen kobtaan kaliya 12M oo ku nool Mareykanka iyo wadamda deriska la ah waxana sidoo kale laga xayeeysiyay in kabdan 100 TV oo caan ah

 Sidoo kale waxaa la meleynaya ineey ka qeyb qadan doonta shirkaada dhacdooyinka wax soo saarka dunida manta ayadoona aad ka dhehan karto muqaalkeeda ka duwnaasho kabaha caadiga ha



BY:Shanta




Share on Google Plus

About Stylish Hirsi

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment

0 comments:

Post a Comment